MAP ooTerminaalkeeda  yahay  mid tamar  iyo nashaad badan ayaa wuxuu u sii korayaaa si dhaqso badan  waxaana ka go’an dadaal dhameystiran

MAP waxay sii wadi doontaa wanaajinta,tababaridda,maalgelinta iyadoo ujeedadeedu tahy in ay noqoto halka ama isha  looga daydo dhiirigelinta horumarka guud ahaan Somalia.