Hiigsigeenu waa gaarsiinta Terminal fuliya dhamaan adeegyada wax ku oolka ah isla markaana  qancinta dhamaan ganacasatda iyo abuuridda xarun adeeg Konteenarro taas oo noqota midda uga wanaagsan iyo Dekedda loogu jecel yahay bariga Africa.Taas oo aan ku gaari doono sida ay inooga go’an tahay in terminalkan uu noqdo mid casri ah oo ku qalabaysan qalabka ugu wanaagsan ee ugu dambeeyay inagoo sii joogteyn doona sii socoshada habkaas iyo horumarinta bulshada.